Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
24/04/2026 Duration: 02minGuddoomiyaha haweenka Liberalerna ayaa iscasilay Wiil dhallinyaro ah mar dambe looma tuhunsana hanjabaad dugsi Cudurka matagga jiilaalka oo ka dambeeyay dillaaca xanuunka caloosha ee Lerum
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
23/04/2026 Duration: 02min- Wiil 15 -jir ah oo loo qabtay cabsi galintii skuulada Borlänga. - Hooyo lagu xukumay saddex sano iyo lix bilood oo la fasaxay. - Dadka khamriga toos uga soo gata soo saarayaasha oo cabis badan.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
22/04/2026 Duration: 02min- Aaga amniga Östermalm oo lasoo afjaray. - Nin 80 jir ah oo hub lagu qabtay. - Dadka Sami-ga oo raba in duulimaadyada buuraha Kiruna laga mamnuuco.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
21/04/2026 Duration: 02minHaweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu salaamo. Tareennada oo ku yimaada wakhtigii loogu talagalay.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
20/04/2026 Duration: 02minQiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20 meeyo jiro ah oo xabsi lagu xukumay.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
17/04/2026 Duration: 02minBoqor Carl XVI Gustaf oo Yukareyn tagay. KD oo doonaya in la baabiiyo bilaha aabaha loo qoondeeyey .Adeegga caafimaadka oo lagula talinayo inuusan isticmaalin daawada Alzheimers ee Iswiidhan lagu soo saaray ee Lecanemab.
-
WARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN
16/04/2026 Duration: 02min- Xukuumada oo gudbisay hindisaha kusaabsab da`da dambiga -Nin lagu eedeeyay dilka xaaskiisa - Daawooyinka cayilka iyo macaanka oo aad loo isticmaalo
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
15/04/2026 Duration: 02minQof loo xiiray qarax ka dhacay bartamaha Geneta ee Södertälje. Qiimaha Shidaalka oo weli isbed-bedalaya. Garaadka Macmalka ee AI-da oo ogaan karto dadka halista ugu jira inuu ku dhacdo kansarka maqaarka.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
14/04/2026 Duration: 02minMacalin afka carruur ka sharooteyey oo dembi lagu waayey. Ereyga Lagom oo noqday ereygag ugu fiican. Nin loo xiray dil ka dhacay Helsingborg.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
13/04/2026 Duration: 01minSiyaasi degmo oo ka tirsan xisbiga SD oo kufsi loo heeysto. Lufthansa oo baajisay duulimaadyada Waqooyiga Yurub. Reza Pahlavi oo maanta khudbad ka jeedinaya baarlamanka Sweden.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
10/04/2026 Duration: 01minDhaqaalaha Iswiidhen oo weli si dhab ah u kobcin. Bam gacmeed ku qarxay bartamaha Göteborg. Saddex muwaadin oo ku dhintay duqeynka dhacday Koonfurta Lubnaan
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
09/04/2026 Duration: 01min-Laba nin iyo naag ayaa lagu xukumay xukun xabsi oo dheer. - Qalabka wadnaha lagu kiciyo oo hada kadib laga arki karo Appka-SOS. - Haweenay nadiifiso ku shaqayso oo la khiyaamay.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
08/04/2026 Duration: 01min- Cashuurta bensiinka iyo naaftada oo la dhimi doonaa. - Cunug 16 jir ah oo lagu qabtay Denmark. - Xarunta gaadiidka oo warqad budo ku jirto loo soo diray .
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
07/04/2026 Duration: 02minSicir-bararka Arday AI-da wax ku khiyaanta !uraac luqadeed ka mida miisaaniyadda guga
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
02/04/2026 Duration: 02minBooliis aad u badan oo xaadir ku noqonaya Malmö inta lagu jiro ciidda fusxiga Dumar dacwad lagu soo oogay Waajibka wargelinta ee HIV waa in la baabiiyaa
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
01/04/2026 Duration: 02minSocialdemokrate-ka oo dalbanaya in ay xukuumadu qorshe hawleedka AI soo bandhigto. Lacag badan oo hey`ada hawlgabku soo celiso. Kansarka haddii si degdeg ah loo daaweeyo dad badan baa badbaadi kara.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
31/03/2026 Duration: 02minXukuumadda oo miisaaniyadda guga ku dareysa 250 milyan si dhallinyarada loogu helo shaqo xagaaga. Sannadkii hore waxaa kordhay qabashada kastamka ee boqoshaada loo arko maandooriye. Bangiyada oo kor u qaaday dulsaarka amaahda guryaha ee isbeddela.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
30/03/2026 Duration: 02minNin 60 meeyo jir lagu soo oogay dacwad culus oo ku saabsan ka ganacsi galmo. Dugsiga sare ee Kristinegymnasiet ee Falun oo waxyeelo soo gaartay. Iyo cadaadis hawo oo hooseeya oo ku soo wajahan Sweden.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
27/03/2026 Duration: 01minHabeenka Sabtida iyo Axadda u dhexeeya saacadda ayaa saacadda la beddelayaa Howl-gal iibsi galmo oo la fuliyey 19 jir xukun lagu sii adkeeyey
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
26/03/2026 Duration: 02minGabdho dayar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda Sweden. Nin 40 meeyo jir ah oo horey kufsi loogu xukumay oo la sii daayey.