Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Informações:

Synopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison

Episodes

  • Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    29/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xayiraadihii ururka dekaddaha Sweden ay ku soo rogeen maraakiibta ruushka oo la dhaleeceeyay, Maandooriye faro badan oo laga helay dugsi lagu xannaaneeyo caruurta oo ku yaala magaalada  Västerås iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    28/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bangiga qaranka ayaa sare u qaadidoona heerka dulsaarka 0.25 boqolkiiba, waxaana la saadaalinayaa in sare u kaca ku yimid lacagta dulaasrka ah ay sii socondoonto ilaa iyo sanadka 2024,Xafiiska shaqadda Sweden ayaa sheegey in ay waqtidheer ay qaadan doonto in qaxootiga Yukreyn ay shaqo bilaabaan, Iyo wararkale

  • Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    27/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliiska ayaa diiday codsi uu siyaasiga garabka midig ee xagjirka ah Rasmus Paludan ku doonayey inuu markale ogolaanshe u helo  isusoobax  gudha degmadda Trollhättan, Säpo oo ka digtey saameynta Ruushka ee dooda Nato, iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    26/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga Christian Democrats Ebba Busch sabtidii mar ay wareysi bixineysey,Boliiska dalka Sweden ayaa xiray labo qof oo lala xiriirinayo rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Norrköping iyo Linköping usbuucii Easterka, iyo wararkale

  • Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    25/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga Xagjirka ah Rasmus Paludan ayaa racfaan ka qaatay go'aanka ay booliska gobolka galbeed ku diideen codsigiisa ku aadan inuu shir guud uu ku qabto magaaalada Borås maalinimada Jimcaha ah iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Sweden.

    22/04/2022 Duration: 03min

    Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokraterna Ebba Busch ay hadalkeeda ku xustay waxaa loo tarjumay sidan "dadka isticmaala Islamka si ay dembiyo u sameyaan".Turjumistaas oo khalad ah , sidaa darteedna ayaan u saxeynaa khaldkaas, haddalka Ebba Bush ayaa ahaa sidan:- Ugu yaraan 100 boolis ayaa dhaawacmay. Suaasha u baahan in la is weeydiiyo ayaa ah sababta ay 100:ka dhaawacmay u ahaan waayeen xaqjiriyiintii muslimiinta ahayd ee rabshadahan ka dambeeyay. Kuwan ayaa isticmaalay dhagax si ay u dilaan booliska dalkan, si ay u dilaan shaqaalaha heeyadda badbaadada iyo si ay dhaawacaan kuwa ka shaqeeya daryeelka caafimaad. Halka uu boolisku ka dhaawacmay waxeey aheeyd in ay iyagu dhaawacmaan. Sababta uu boolisku rasaas u ridi waayey maxay tahay?, ayey sheegtay Ebba Busch.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    21/04/2022 Duration: 02min

    Iswiidhish- Soomaali raba in ay dacwad ka gudbiyaan Paludan iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    20/04/2022 Duration: 02min

    Sagaal sanno oo xabsi ah ayaa lagu xukumay shakhsigii magaalada Uddevalla ee 5000 oo qof u surtogeliyay in ay maandooriye ka iibsadan internetka iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    19/04/2022 Duration: 02min

    Dawladda oo aaminsan in ay kooxaha dembiilayaasha ka dambeeyaan rabshadihii dalkan ka socday ilaa todobaadkii hore iyo warar kale.

  • Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    14/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wiil dhalinyaro ah ayaa loo la cararay cusbitalka ku yaala magaaladda Malmö kadib markii ay dhaawac u gesteen koox soo weerartey wiilkan, Booliiska oo  kordhinayey wakhtiga codsiyada baasaboorka iyo Warar kale kala soco boggeena internetka.

  • Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    13/04/2022 Duration: 02min

    Saddex qof ayaa hadda lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay ku xad-gudbeen xorriyadda macluumaadka, Safafka kontrolka ee Airboorka Arlanda, ayaa dheeraaday iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    12/04/2022 Duration: 03min

    Nyamko Sabuni oo markii ugu horeyey la hadashay warbaahinta kadib iscasilaadeedii usbuucii hore , Booliska oo gacanta ku dhigey droogo lagu qiyaasay 5milyan oo kroon iyo warar kale kala soco boggeena internetka.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    11/04/2022 Duration: 01min

    Nin dhintay ka dib lagu toogtay Stockholm iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    08/04/2022 Duration: 01min

    Hogaamiyaha xisbiga Liberalerna oo xilka iska casishay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    07/04/2022 Duration: 01min

    Macallin shaqada laga eryay ka dib uu fideeyow sharci darro ah daabacay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    06/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dembiyada loo geeysto hawlgabka oo kor u kacay iyo warar kale.

  • Wararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen

    05/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS  ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay, Xukuumadda Sweden ayaa soo jeedinaysaa in 50 milyan oo karoon oo lagu maalgelin doono barnaamij shaqo-abuuris ah gugan 2022 iyo warar kale

  • Wararka Maanta & Radiyaha Iswiidhen

    04/04/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hayadda caafimaadka dadweynaha ee Sweden ee looyaqaano Folkhälsamyndigheten oo  tallaalki 4aad ee Covidka siisneysa dhammaan dadka dadoodu gaareyso 65sanno, Sugitaanka paaspoorka oo saf habeenkii loogalay iyo warar kale...

  • Wararka raadiyaha Sweden

    01/04/2022 Duration: 02min

    Macalimad isxilqaamay oo rabta in ay qoxootiga Yukreyn barata afka Iswiidhiska, Maxkamada Malmö oo nin ku eedeeysay fal-dambiyeed musuq iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    31/03/2022 Duration: 02min

    Degmooyinka oo ay khasab ku noqonayso in ay qaabilaan qaxootiga Yuukraain iyo warar kale.

page 25 from 25